KA QAYB GAL SHIRKA QORSHAYNTA JPLG 2020(MAGAALADA MUQDISHU)

 Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta Waxay ka qayb gashay shir labo maalin soconayay  oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudahah ee Dowlada Federalka  Shirkaas oo ku saabsanaa JPLG_ Programme laguna qabtay Magalo madaxda dalka ee Muqdisho Shirkaas oo furmay 8da bisha sadexaad  2020  soona xirmay 9kii Bisha sadexaad 2020  ayaa  waxaa  Wasaardda uga qab galay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda, shaqada iyo Shaqalaysiinta Mudane Faarax Cumar Maxamed. 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *