SHIRKA ISBUUCLAHA 11-03-2020

Shirka isbuuclaha ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta oo qabasoomay Malintii Arbacada tarikhduna ay ahyd 11ka bisha maaj 2020  shirkaas oo lagu furay aayado quraan ah iyo baraarujin gaaban ayaa waxaa lagu falanqeyay qodoba dhowar ah sida:- Habsami usocdka Wasaaradda, la socodsiin howlo shaqo iyo ka qaybgal shirar, ilaalinta nadaamka shaqa iyo Wakhtiga shaqada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *