MADAXWEYNE KU XIGEENKA 2AAD IYO WASIIRKA WASAARADDA HOWLAHA GUUD OO DHAGAX DHIGAY SUUQA KALUUNKA MAGALADA KISMAYO

Madaxweyne Kuxigeenka 2aad Mudane Cabdiqaadir xaaji luga dheere iyo Wasiika Wasaradda Howlaha Guud Mudane Ismaaciil Axmed Garas ayaa waxay dhaagax dhigeen suuqa kaluunka ee magaaladda kismaayo kaas oo dib u dhis lagu samaynayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *