BOOQASHADII WAFDIGII MADAXWAYNE KUXIGEENKA KOBAAD MUDANE MOHAMUD SAYID ADAM EE WASAARADDA HOWLAHA GUUD

Maxweyne ku xigeenka kobaad Mudane Maxamuud Sayid Adam iyo Wafati uu hogaaminayo oo iskugu jiro Wasiiro ayaa Maanta Booqday xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta. Madaxweyne Kuxigeenka ayaa kulan is xog waraysi ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Mudane Ismaacil Axmed Garas Asagoo Wasiirku uu si wanaagsana uga Waxqabadkii Wasaaradda iyo Hormarka ay gaartay Wasaaradda.

One comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *