TABABARKA QORASHAYNTA MAGALOOYINKA

Agaasimaha Guud ee Wasaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta Mudane Mohamed Mursal Hersi ayaa Furay Tababarka Qorshaynta Magalooyinka kaas oo loo qabatay Engineeradda Wasaaaradda iyo Waliba Howlwadeenadda(injineerada) ka howlgalo Degmada Kismayo Jubaland Tabaraka oo sida la satay socanayay laba malmood 2nd -3da october 2022.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *