Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Mudane Ismail Ahmed Garas oo ay wehilyaan Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Wasiirka Wasaaradda Xananada Xoolaha Agaasimaha Guud ee Wasaradda iyo Gudoomiye ku xigeenka Degamada Kismayo ayaa si wada jir ah Xariga uga jaray suuqa xoolaha magaalada kismayo.
XARIG KA JARID DHISMAHA SUUQA XOOLAHA KISMAYO
Posted by