KORMEER SHAQO

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed Mursal Hersi ayaa Kormeer indho indhayn ah ku gaaray degaanka Luglow oo 88 Guri looga dhisayo dadka barakacaysaha ah kaas oo ay dhisayso Hayada qoxootiga aduunka ee UNHCR- ee mashruuca xalka waara Agaasimaha Waxaa ku wehliyey Kormeerkiisa Madaxa Xalka Waar iyo Injineerka Mashruuca

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *