Kulanka soo Bandhigga Naqshadda Magaalada Kismayo (Kismayo Master Plan)

Kulanka Bandhigga Naqshadda Magaalada Kismayo (Kismayo Master Plan) oo saakay ay qabatay wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta kana soo qayb galeen dhamaan Agaasimayasha Guud ee Wasaaraddaha Jubaland iyo dhamamaan Hayadaha Dowlaiga ah ayaa si habsami leh u soo dilaaday saaka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *