KULANKA AGAASIMAYSHA GUUD EE WASARADDAHA DOWLADA JUBALAND

Agaasimaha Guud Mudane Mohamed Mursal oo ka qeeyb galey Kulanka Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Dowlada Jubaland oo ay soo qaban-qaabiseey Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee Jubaland. Waxaa uu kamid aha shirkan, shirarkii Agaasimayasha guud ee Shabakada waxbarashada agaasimaha guud( DGS learning networks)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *