Shirka soo jeedinta Waxqabadka Wasaradda ayaa waxaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed Sheikh Ali uu ka hor jeediyay Madaxwayanaha asagoo waliba si Wanaagsan uga shekeeyay iskuna tultagayay Waxqabadkii Wasaradda Laga bilaabo Wakhtigii la Magacabay Wasaradda(2016) Ilaa iyo Maanta oo ay 4 gusatay.
SHIRKI SOO JEEDINTA WAXQABADKA WASARAADDA IYO KULANKII MADAXTOOYADDA
Posted by