Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta Waxay ka qayb gashay shir labo maalin soconayay oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudahah ee Dowlada Federalka Shirkaas oo ku saabsanaa JPLG_ Programme laguna qabtay Magalo madaxda dalka ee Muqdisho Shirkaas oo furmay 8da bisha sadexaad 2020 soona xirmay 9kii Bisha sadexaad 2020 ayaa waxaa Wasaardda uga qab galay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda, shaqada iyo Shaqalaysiinta Mudane Faarax Cumar Maxamed.