DHAGAX DHIG MASHRIIC HORMARINEED MAGAALADA DHOBLEY

Wasiirka Wasaardda Howlaha Guud iyo Guriyeynta Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Ismaciil Ahmed Garas  ayaa Dhagax dhigay Aqalka Martida Magalada dhobley, Garoonka kubad cagta iyo laydka ku shaqeeyo tamarta cadceeda. Wasiirka oo goobta ka hadlay ayaa waxaa uu yiri – Mashruucan tamarta cadceeda laga dhalinayo waa mashruuc lagu hormarinayo awooda kortada Magalada dhobley waxaana xusid mudan in la ilaaliyo baalayasha ama tirasha haya laydadka solaarka qofwalba oo degan magalada Dhobley waxaa masuuliyad ka saaran in uu ilaaliyo balayashaas madama loo isticmaalayo dan guud asagoo hadaladiisa sii wato waxaa uu sheegay in mashriicda horumarinta meel fiican marayaan horana loo sii wadi doono Haduu Eebe idmo. 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *