Caabuqa karoona fayras

Caabuqa karoona fayraska oo sameyay dhamaan dunida dhan dhaqaale iyo dhan walba ayaa so gadhay dalka somaaliya asagoo si gaar ah u sameyay isu socodka bulshada ee dalka gudahiisa sababo isku gudbin cabuuqa dhaliyo cudurka ee karoona virus waxaan sidaas darateed dhamaan shaqaaalaha Wasaradda ku wacyi galinaynaa in ay qataan tilmaamaha ay bixinayso Wasaaradda Cafimaadka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *