WADADA XAFAD MIDNIMO IYO XAFADA FARJANO ISKUXIRTO OO M/WEYNE KU XIGEENKA IYO WASIIRKA HOWLAHA GUUD XARIGA KA JAREEN

Madaxweyne Kuxigeenka 2aad Mudane Abdikadir Hajji oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta Mudane Ismaciil Axmed Garas ayaa Saaka oo ah Taalado tariikhduna tahay 23- 06-2020 waxay xariga uga jareen Wadoo muhiim ah oo dayactir Wasaaraddu ku samaysay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *