AGAASIMAHA GUUD EE WASARADDA HOWLAHA GUUD OO WADADA XAFADA MIDNIMO EE MAGAALADA KISMAYO XARIGA KA JARAY KADIB MARKII DAYACTIR LAGU SAMEYAY

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta Mudane Mohamed Sheekh Ali oo uu wehekinayo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Duqa Magaalada Kismayo ayaa waxay xariga ka jareen Wado muhiim ah oo ku taalo xafada midnimo oo dayactir lagu sameyay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *