TABABAR KU SAABSAN HORMARKA KABAYAASHA DHAQAALAHA

𝐊𝐈𝐒𝐌𝐀𝐀𝐘𝐎: 28, Maarso, 2022: Wasaaradda Hawlaha Guud Dib u dhiska iyo Guryeeynta Dowlada Jubaland oo kaashaneysa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dib u dejinta ee UN-HABITAT, ayaa Kismaayo ku qabatay aqoon kororsi la xiriira khibrad wadaag iyo tababar ku qotama dhanka horumarinta Degmooyinka, qorshaha guud ee Kismaayo iyo qaab-dhismeedka kaabayaasha dhaqaalaha ee Jubaland.

Eng Ismaaciil Axmed Garas, Wasiirka Hawlaha Guud Dib u dhiska iyo Guryeeynta Dowlada Jubaland ayaa si rasmi ah u daah furay, asagoo kula dardaarmay ka qaybgalayaasha in ay ka faa’iidaystaan tababarka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *