WASAARADDA HOWLAHA GUUD OO KA QAB GASHAY SHIR MUHIIM AH OO LOOGA HADLAYAY ARRIMAHA JIDADKA SOMALIYA

Wafti balaaran oo uu hogaaminayay Wasaasiirka Wasaaradda Mudane Ismail Ahmed Garas ayna Wehinayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed Mursal Hersi iyo Howlwadeeno muhiim ayaa ka qaybgalay maanta shirka Mashruuca Jidadka somaaliya Shirkaas oo ay Hogaaminaysay Wasaaradda Howlaha Guud heer fedaral qaybna ka ahyeen dhamaan Xubanaha Dowlad Gobaleedyadda ayaa looga Hadlay mashruuca dardargalintiisa iyo sida ugu fudud ee mashruuca loo taabo galin lahaa shirkaas oo socday mudo isbuuc ah ayaa so idlaaday maalinti khamista ahyd 15-12-2022 bilawadayna 11-12-2022.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *