KORMEERKA DHISMAHA XARUNTA HAWEENKA IYO GURYAHA LUGLOW

Wasir kuxigeenka wasaaradda Mudane Cabaas Cabdullahi Mayow, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Mohamed Mursal oo uu weheliyaan Gudomiye kuxigeenka Hayda Qaxootiga Mudane Sheikh Mohamed khadar iyo Injineerada Wasaaradda ayaa kormeeray dhismaha xarunta haweenka oo dhismaheeda Gabo Gabo marayo iyo 128 laga dhisayo degaanka LUGLOW loona dhisayo barakacaysha abaaruhu ay sameyeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *