SHIRKA MAAMUL DAADAJINTA

Wasaarika Wasaaradda Howlaha Guud Mudane Ismail Ahmed Garas ahna Gudomiye ku xigeenka Gudiga Maamul daadajinta Jubaland ayaa Shirka maamul daadajinta ayaa furay shirka maamul daadajinta ee lagu qabatay xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlada Jubaland shirkaas oo qayb ka ahyeen dhamaan maamulka degmooyinka Jubaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *