KORMEER SHAQO

Agaasimaha Guud ee Wasaradda Howlaha Guud Mudane Mohamed Mursal Hersi iyo wafti balaaran oo uu hogaminayo ayaa Maanta oo Sabti ah taarikhduna tahay 17ka bisha Dec 2022 Kormeer shaqo waxay Ku tageen deegaanka Lugloow ee ay ka socoto Guriyeynta dib-u dajinta barakacayaasha waxaa xusid mudane in waftiga uu qayb ka ahaa Madaxa hay’adda qaxootiga UNHCR Mr Magatte iyo waliba ku xigeenka madaxa hay’adda IOM Iyo madaxa FAO ee Jubaland, Dhanka dowladda waxa kormeerka ku wehliyay Gudoonka Haayadda qaxootiga Jubaland JUCRI, madaxa mashruuca xalka waara.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *